(Akhriso) Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka madaxweynaha Maamulkaas looga digayo inay abuuraan wax kasta oo khalkhal amni horseedi kara. Dowladda Jubbaland ayaa cadeysey in Musharax kasta Amnigiisa ay sugayaan ciidamada amaanka Jubbaland lana ogolaan doonin in musharaxiintu … Continue reading (Akhriso) Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha